Bilowgii 47:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay xoolahoodii Yuusuf u keeneen, Yuusufna wuxuu iyagii cunto ugu beddelay fardihii, iyo adhigii, iyo lo'dii iyo dameerradii; oo sannaddaas ayuu quudiyey oo xoolahoodii oo dhan cunto ugu beddelay.

Bilowgii 47

Bilowgii 47:12-24