Bilowgii 46:3 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ku yidhi, Anigu waxaan ahay Ilaaha ah Ilaaha aabbahaa. Ha ka baqin inaad Masar ku dhaadhacdo, waayo, anigu halkaas baan kaaga dhigi doonaa quruun weyn.

Bilowgii 46

Bilowgii 46:1-9