Bilowgii 46:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Intaasu waa wiilashii Lee'ah oo ay Yacquub ugu dhashay Fadan Araam, iyo weliba gabadhiisii Diinah ahayd. Yacquub wiilashiisa iyo gabdhihiisa oo dhammu waxay ahaayeen saddex iyo soddon.

Bilowgii 46

Bilowgii 46:5-21