Bilowgii 46:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Israa'iil la guuray wixii uu haystay oo dhan, oo wuxuu yimid Bi'ir Shebac, oo halkaasuu Ilaaha aabbihiis Isxaaq allabaryo ugu bixiyey.

Bilowgii 46

Bilowgii 46:1-5