Bilowgii 45:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay u sheegeen oo ku yidhaahdeen, Yuusuf weli waa nool yahay, oo wuxuu u taliyaa dalka Masar oo dhan. Markaasuu taag darnaaday, waayo, wuu rumaysan waayay iyagii.

Bilowgii 45

Bilowgii 45:17-28