Bilowgii 45:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba waa lagu amray, Sidan yeela. Gaadhifardood dalka Masar uga kaxaysta dhallaankiinna, iyo dumarkiinna; oo aabbihiin keena, oo kaalaya.

Bilowgii 45

Bilowgii 45:9-26