Bilowgii 44:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, lacagtii aannu ka dhex helnay joonyadahayaga afafkooda ayaannu kaaga soo celinnay dalkii Kancaan; de haddaba sidee baannu guriga sayidkaaga uga xadi karnaa lacag ama dahab?

Bilowgii 44

Bilowgii 44:1-14