Bilowgii 44:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba sidaas daraaddeed, waan ku baryayaaye, aniga oo ah addoonkaagii, aan wiilka meeshiisii kuu joogo oo aan addoon kuu noqdo, sayidkaygiiyow; wiilkuna walaalihiis ha iska raaco.

Bilowgii 44

Bilowgii 44:23-34