Bilowgii 44:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yahuudah iyo walaalihiis waxay yimaadeen gurigii Yuusuf; oo isna weli halkaasuu joogay. Kolkaasay hortiisa dhulka isku tuureen.

Bilowgii 44

Bilowgii 44:13-23