Bilowgii 44:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, Waa yahay, oo haatan sidaad tidhaahdeen ha noqoto. Kii laga helo addoon buu ii noqon doonaa, idinkuna waad eedla'aan doontaan.

Bilowgii 44

Bilowgii 44:2-20