Bilowgii 43:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Anigaa dammiin u noqon doona oo anaad i weyddiisan doontaa isaga. Haddii aan kuu keeni waayo isaga oo aan hortaada soo joojin waayo, aniga eeddu ha i saarnaato weligay,

Bilowgii 43

Bilowgii 43:3-17