Bilowgii 43:34 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa hortiisa waxaa iyagii looga qaaday dhawr qaybood oo cunto ah, laakiinse intii Benyaamiin shan jeer bay ka weynayd kuwa kale intoodii. Kolkaasay wax cabbeen oo ay la farxeen isagii.

Bilowgii 43

Bilowgii 43:32-34