Bilowgii 43:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isna markaasuu nabdaadiyey iyagii, oo wuxuu ku yidhi, Ninkii duqa ahaa oo aad sheegteen oo aabbihiin ahaa ma ladan yahay? Weli miyuu nool yahay?

Bilowgii 43

Bilowgii 43:24-34