Bilowgii 43:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo markii Yuusuf arkay Benyaamiin oo iyaga la jira ayuu wakiilkii gurigiisa ku yidhi, Nimanka guriga soo geli, dabadeedna neef qal oo diyaari, waayo, duhurka nimanku anigay ila qadayn doonaan.

Bilowgii 43

Bilowgii 43:13-17