Bilowgii 42:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse Benyaamiin oo ahaa Yuusuf walaalkiis Yacquub ma uu raacinin walaalihiis; waayo, wuxuu isyidhi, Waaba intaasoo belaayo ku dhacdaa.

Bilowgii 42

Bilowgii 42:1-8