Bilowgii 42:37 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ruubeen aabbihiis la hadlay, oo wuxuu ku yidhi, Haddii aan isaga kuu keeni waayo, dil labadayda wiil. Aniga ii dhiib isaga, oo anna waan kuu soo celin doonaa.

Bilowgii 42

Bilowgii 42:31-38