Bilowgii 42:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii sayidka u ahaa dalka wuxuu nagu yidhi, Inaad niman daacad ah tihiin tanaan idinku garan doonaaye; walaalihiin mid igaga taga, oo hadhuudh u qaada reerihiinna abaaraysan, oo iska taga,

Bilowgii 42

Bilowgii 42:31-38