Bilowgii 42:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wuxuu yidhi, Bal ogaada, waxaan maqlay in hadhuudh laga helo Masar. Bal xaggaas u dhaadhaca, oo halkaas wax inooga soo iibiya, inaynu noolaanno oo aynaan dhimanin.

Bilowgii 42

Bilowgii 42:1-4