Bilowgii 41:56 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo abaartuna waxay ka dhacday dhulka dushiisa oo dhan. Markaasaa Yuusuf wada furay maqsinnadii oo dhan, oo wuxuu hadhuudhkii ka iibiyey Masriyiintii, abaartuna aad bay ugu xumayd dalka Masar.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:55-57