Bilowgii 41:54 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa bilaabatay toddobadii sannadood oo abaarta ahayd, sidii Yuusuf yidhi. Dalalkii oo dhanna abaar baa ka dhacday; laakiinse dalka Masar oo dhan cuntaa jirtay.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:53-56