Bilowgii 41:48 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu ururiyey cuntadii toddobadii sannadood baxday oo dalka Masar oo dhan tiil, oo cuntadii wuxuu ku kaydiyey magaalooyinka. Cuntadii beerihii ku wareegsanaa magaalo kastana isku meel buu ku kaydiyey.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:40-55