Bilowgii 41:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Yuusufna soddon sannadood buu jiray markuu hor istaagay Fircoon oo ahaa boqorkii Masar. Markaasaa Yuusuf Fircoon hortiisii ka tegey, oo wuxuu wada maray dalkii Masar oo dhan.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:37-51