Bilowgii 41:30 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo dabadoodna waxaa dhici doona toddoba sannadood oo abaar ah; oo barwaaqadii oo dhanna waa laga illoobi doonaa dalka Masar, markaasay abaartu dhulka dhammayn doontaa,

Bilowgii 41

Bilowgii 41:26-37