Bilowgii 41:19 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo waxaa haddana ka soo daba baxay toddoba sac oo kale, oo taagdaran oo fool xun oo weyd ah. Weligay dhulka Masar oo dhan kuma aan arag kuwa sidooda u xun.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:11-22