Bilowgii 41:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Fircoon wuxuu Yuusuf ku yidhi, Riyaan ku riyooday, mana jiro mid fasiri karaa; oo waxaan maqlay in markii aad riyo maqashid aad fasiri kartid.

Bilowgii 41

Bilowgii 41:8-16