Bilowgii 40:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Madaxii kuwii wax dubi jiray markuu arkay inuu fasirkaasu wanaagsanaa ayuu wuxuu Yuusuf ku yidhi, Aniguna waxaan riyadaydii ku arkay saddex dambiil oo kibis cadcadu ku jirto oo madaxayga saaran.

Bilowgii 40

Bilowgii 40:10-21