Bilowgii 4:9 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Rabbiguna wuxuu Qaabiil ku yidhi, Walaalkaa Haabiil meeh? Kolkaasuu yidhi, Ma aqaan: ma anigaa ah walaalkay ilaaliyihiisa?

Bilowgii 4

Bilowgii 4:7-19