Bilowgii 4:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aadanna naagtiisii mar kale ayuu u tegey; waxayna dhashay wiil, magiciisiina waxay u bixisay Seed, iyadoo leh, Ilaah abuur kaluu ii soo dhigay Haabiil meeshiisii; waayo, Qaabiil baa dilay isagii.

Bilowgii 4

Bilowgii 4:23-26