Bilowgii 4:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Rabbigu wuxuu ku yidhi isagii, Sidaas daraaddeed ku alla kii dila Qaabiil, waxaa looga aargudan doonaa toddoba labanlaab. Rabbiguna calaamad buu u sameeyey Qaabiil, si aanu ku alla kii arkaaba u dilin.

Bilowgii 4

Bilowgii 4:14-23