Bilowgii 39:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wixii uu lahaa oo dhanna Yuusuf gacantiisuu kaga tegey. Waxbana kama ogayn wixii uu hayay, wixii uu cuni jiray mooyaane. Yuusufna aad buu u quruxsanaa, wuuna suurad wanaagsanaa.

Bilowgii 39

Bilowgii 39:4-11