Bilowgii 39:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isaguna raalli buu Yuusuf ka ahaa, Yuusufna waa u adeegi jiray, oo wuxuu isagii ka dhigay kan gurigiisa u sarreeya, wixii uu haystay oo dhanna gacantiisuu wada geliyey.

Bilowgii 39

Bilowgii 39:1-9