Bilowgii 39:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kii xabsiga hayayna ma uu eegi jirin waxa isaga gacantiisa ku jira, maxaa yeelay, Rabbigaa la jiray isaga, wixii uu sameeyeyna Rabbigu waa liibaaniyey.

Bilowgii 39

Bilowgii 39:19-23