Bilowgii 39:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yuusuf sayidkiisii qabtay isagii, oo wuxuu geliyey xabsigii ahaa meeshii maxaabiista boqorku ku xidhnaayeen; oo isna halkaasuu ku jiray xabsigii gudihiisa.

Bilowgii 39

Bilowgii 39:16-23