Bilowgii 39:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqotay, in kastoo ay maalinba maalinta ka dambaysa la hadlaysay Yuusuf, inuu maqli waayay inuu la jiifsado ama uu la joogo iyadii.

Bilowgii 39

Bilowgii 39:7-15