Bilowgii 37:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa walaalihiis ku yidhaahdeen, Ma annagaad na xukumi doontaa? Amase noo talin doontaa? Markaasay aad iyo aad ugu sii nebcaadeen riyooyinkiisii iyo hadalladiisii aawadood.

Bilowgii 37

Bilowgii 37:4-15