Bilowgii 37:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Haddaba kaalaya aynu dilnee, oo aynu ku tuurno ceelasha midkood, oo waxaynu odhan doonnaa, Bahal xun baa cunay. Dabadeedna waxaynu arki doonnaa bal waxay riyooyinkiisii noqdaan.

Bilowgii 37

Bilowgii 37:15-21