Bilowgii 37:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa ninkii ku yidhi, Halkan way ka tageen, waayo, waxaan maqlay iyagoo isku leh, Ina keena aynu Dotaan tagnee. Markaasuu Yuusuf walaalihiis ka daba tegey, oo wuxuu iyagii ka helay Dotaan.

Bilowgii 37

Bilowgii 37:7-21