Bilowgii 36:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Timnac waxay ahayd addoontii uu Elifas ina Ceesaw qabay, oo waxay Elifas u dhashay Camaaleq; kuwanu waa wiilashii naagtii Ceesaw oo Caadah ahayd.

Bilowgii 36

Bilowgii 36:7-14