Bilowgii 35:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Debooraah oo Rebeqah midiidinteedii ahayd dhimatay, waxaana lagu aasay Beytel geedka hoostiisa; meeshaas magaceediina waxaa loo bixiyey Alloon Bakuud.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:1-12