Bilowgii 35:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasay Yacquub wada siiyeen ilaahyadii qalaad oo gacantooda ku jiray, iyo hilqadihii dhegahooda ku jiray, Yacquubna wuxuu ku qariyey geed Shekem ku ag yiil hoostiisa.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:1-12