Bilowgii 35:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Isxaaqna wuu naf baxay, wuuna dhintay, oo wuxuu ku darmaday dadkiisii, isagoo duq ah oo cimri weyn; markaasay wiilashiisii Ceesaw iyo Yacquub isagii aaseen.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:19-29