Bilowgii 35:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxay noqotay in, markii ay naftu ka sii baxaysay, ay magiciisii u bixisay Benooni, waayo, way dhimatay, laakiinse aabbihiis wuxuu u bixiyey Benyaamiin.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:10-25