Bilowgii 35:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo Ilaah wuxuu Yacquub ku yidhi, Kac oo xagga Beytel tag, oo halkaas deg; oo meel allabari halkaas uga samee Ilaahii kuu muuqday markii aad walaalkaa Ceesaw ka cararaysay.

Bilowgii 35

Bilowgii 35:1-9