Bilowgii 34:24 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa in alla intii ka baxday magaaladiisa iriddeeda waxay maqleen Xamoor iyo wiilkiisii Shekem; markaasaa la wada guday intii labka ahayd oo magaaladiisa ka baxday oo dhan.

Bilowgii 34

Bilowgii 34:23-26