Bilowgii 33:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ceesaw ku yidhi, Haddaba aan dadka ila jira qaar kaaga tago. Isna wuxuu yidhi, Maxaa looga baahan yahay? Raalli iga ahow, sayidkaygiiyow.

Bilowgii 33

Bilowgii 33:13-20