Bilowgii 33:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waan ku baryayaaye, guddoon hadiyaddayda laguu keenay; maxaa yeelay, Ilaah baa ii roonaaday, oo haddana wax igu filan baan haystaa. Aad buuna u baryay, kolkaasuu guddoomay.

Bilowgii 33

Bilowgii 33:8-20