Bilowgii 33:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Yacquub indhihiisii kor u taagay oo wax fiiriyey, wuxuuna arkay Ceesaw oo soo socda, oo afar boqol oo nin wata. Kolkaasuu carruurtii u qaybiyey Lee'ah, iyo Raaxeel, iyo labadii addoon.

Bilowgii 33

Bilowgii 33:1-6