Bilowgii 32:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Kuwii farriinta wadayna Yacquub bay ku soo noqdeen, oo waxay ku yidhaahdeen, Waannu gaadhnay walaalkaa Ceesaw, oo weliba wuu soo socdaa inuu kaa hor yimaado isagoo wata afar boqol oo nin.

Bilowgii 32

Bilowgii 32:2-7