Bilowgii 32:26 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasuu yidhi, I sii daa, maxaa yeelay, waagii waa beryayaa. Isna wuxuu yidhi, Ku sii dayn maayo inaad i barakaysid mooyaane.

Bilowgii 32

Bilowgii 32:17-27