Bilowgii 32:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kii ugu horreeyey ayuu amray oo wuxuu ku yidhi, Markii walaalkay Ceesaw kaa hor yimaado, oo ku weyddiiyo, isagoo ku leh, Yaa ku leh? Oo xaggee baad ku socotaa? Kuwan kaa horreeyana yaa leh?

Bilowgii 32

Bilowgii 32:16-25